Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo saaray wareegto cafis loogu fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiga Baydhabo.
Maxaabiistan oo gaaraya 10 maxbuus ayaa u xirnaa dembiyo fudud iyo kuwo heerka dhexe ah, iyadoo wareegtada lagu xusay in talaabadan loo qaaday Munaasaabada Ciidul fitriga awgeed.
Hoos ka Akhriso Wareegtada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com