Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Abuukar Cabdi ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabay xilal cusub
Wareegtada ayaa Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada Degmada Baydhabo loogu magacaabey Aadan Cali Aadan (Carab) halka Abdifatah Cali Mursal (Abdifatah Wasiir) loo magacaabey Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Baydhabo.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com