Waxaa uu intaas ku daray in gaariga gudoomiyaha oo xawaare sare ku socda uu afka u soo galay kontrolka ay joogeen ciidamada amaanka taasna ay sababtay in ciidamadu ka shakiyaan rasaas ooda kaga qaadaan.
Iyadoo Geeska Afrika ay dhowaan ka curteen roobabkii xiliga Gu’ga ee sanadkan ayaa Biriq ka dhalatay roobabkaas waxay dad fara badan waxyeelo ugu geysatay qeybo ka mid ah dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.
Ugu yaraan 30 Culimada Suufiyada ah ayaa la soo sheegayaa iney ku dhaawacmeen Danab/biriq haleeshay xero ay ka degenaayeen tuulada Bullaale oo ka tirsan degmada Dhagax-buur ee Dowlad Deegaanka Soomaalida.
Isbitaalka Dhagax-buur ayaa la dhigey culimada ku dhaawacantay danabka ka dhashay Roobab mahiigaanka ah ee halkaasi ka da’ay halkaasoo xaaladooda lagula tacaalayo.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com