Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jubbaland oo fariin u dirtay Farmaajo ka dib go’aankii Rooble, Galmudug & Hirshabelle

Jubbaland ayaa soo dhawaysay go’aanka ay qaateen RW Rooble iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabeele kaasoo ay ku diideen mudo kororsiga sharci darada ah.

“Waxaan aaminsanahay heshiiska 17 Sep inuu yahay waxa kaliya ee laga ambaqaadi karo doorashooyin loo dhan yahay oo dalka ka dhaca” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Jubbaland oo u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/xfX6h5CmmOk

Related posts

Diyaarad laga leeyahay Iran oo lagu eedeeyay in ay bariga Dhaxe ku faafisay Caronavirus

Cabdi Cade

Mareykanka oo shaaciyey inuu ciidankiisa kala baxayo dalka..

Caydiid Ali

Gabar Sabab layaab leh u liqday Tubo balaastik ah iyo sabab layaab leh oo keentay !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---