Xukuumadda xilgaarsiinta Somalia ayaa Guddi saraakiil oo ka kooban 5 xubnood u magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday Garoonka dayuuradaha Muqdisho 22-kii bishan.
Wasiirka Amniga Gudaha Xassan Xundubey ayaa magacaabay guddigan kadib amar ka soo baxay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsinta Rooble.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://youtu.be/UWBqNyPBkzc