Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Yurub oo ka fiirsanaya inuu dacwad ku oogo shirkadda AstraZeneca

Midowga Yurub ayaa qorsheynaya inuu dacwad ku soo oogo shirkadda dawooyinka sameysa ee AstraZeneca, ka dib markii muddooyinkii ugu dambeeyey ay dhibaatooyin xagga caafimaadka ah kala kulmeen dadyow badan oo qaatay tallaalka COVID-19 ee shirkadaasi ay soo saartay.

Wadamo badan oo Yurub iyo caalamka kale ah ayaa hadda joojiyey isitcmaalka Tallaalkan ka dib markii dadka qaar uu dhiigooda xunjiroobay, halka qaarna kalena la sheegay inay u dhinteen.

AstraZeneca  ayaa sidoo lagu haystaa inaysan ixtiraamin qandaraasyo ay la gashay Midowga Yurub, ayna la habsaantay shixnado talaal ah oo laga sugayey.

Soomaaliya, waxaa ay ka mid tahay  dalalka Tallaalkan uu gaaray isla markaana ay dad badan qaateen, mase jirto warar sheegaya in in lagala kulmay dhibaatooyin caafimaad darro.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/iyG4HtOAc_g

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo Baaq muhiim ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

Cabdi Cade

Dhacdo naxdin leh: Lamaane geeriyooday daqiiqado ka dib arooskooda (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad uu arrimo Xasaasi ah uga hadlay Jeediyay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---