Madasho Badbaado Qaran ayaa shaacisay in iyadoo la tashanaysa qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ay qaadayso tillaabo kasta oo lagu joojinayo in muddo kordhinta uu ku dhaqaaqay golaha shacabka.
Madashan oo ay ku bahoobeen Midowga Musharaxiinta, madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolada Woqooyi ayaa soo saaray War-saxaafadeed u qornaa sidatan:
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.comÂ