Sida ay baahisay Wakaalada Wararkka Soomaaliyeed ee SONNA, Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa soodhaweeyay go’aanka Baarlamanka Somalia ee waqtigiisu dhamaaday uu labada sano ugu kordhiyey heyadaha DF.
Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://youtu.be/N-skUGrbkZA