Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddoonka Aqalka sare oo sharci daro ku tilmaamay Muddo kororsiga Farmaajo

Guddoonka Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa War kasoo saaray go’aankii Golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Aqalka sare ayaa ka hor yimid go’aankaasi muddada 2-da sano loogu kordhiyey Farmaajo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO UU KU SAXIIXAN YAHAY GUDDOOMIYE CABDI XAASHI

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/N-skUGrbkZA

Related posts

Somaliland oo bilowday fulinta qodob ka mid ah heshiisyadii ay la gashay DF

Caydiid Ali

Wararkii Ugu dambeeyay weerarkii caawa lagu qaaday maqaayad kutaalla Liido

Cabdi Cade

Koobka Aduunka oo markii ugu horeysay lagu furayo Quraanka Kariimka (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---