Allbanaadir.com
NEWS

Soomaaliya ma waxa ay u baahan tahay xal siyaasadeed mise xal caskari iyo dhiig daata ?

Waxaan faaladan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aad u mihiimsan, Kaasi oo loo baahan yahay inay ka doodaan dadka Soomaaliyeed ee waxgaradka ah sida Culimada, Aqoonyahanada, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta damiirka leh iyo waliba dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka kortay aragtida gaaban ee ku dhisan qabiilka, deegaanka iyo waliba is-kooxeysiga.

Related posts

Maxkamad dil ku xukuntay Madaxweyne caan ah ka dib markii lagu helay..

Caydiid Ali

Beel ka digtay Dhul boob ka socdo deegaanka Jaziira (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Shabaab ka soo gudbay webiga oo khasaare culus la gaarsiiyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---