Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Maxkamad ku taalla Galmudug oo xukun isku mid ah ku riday ajaaniib 30 ka badan

Maxkamadda gobolka Mudug ee dowlad goboleed Galmudug, ayaa ganaax min 700 boqol oo dollar ah ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga kalluumeysanayay Biyaha xeebaha u dhaxeeya magaalooyinka Xarardheere iyo Hobyo.

Sidoo kale waxaa lagala wareegay doontii iyo qalabkii ay wateen, kalluumeysatadaan ayaa kasoo jeeda dalka Yemen.

Guud ahaan dadkan la qabtay ayaa ka koobnaa 39 ruux hase ahaatee sideed ka mid ah ayaa ah Caruur sida ay ku dhawaaqday Maxkamaddu.

Ciidamada amniga xeebaha Hobyo iyo Xarardheere ee Galmudug, ayaa sedex cesho ka hor gacanta ku dhigay kadib Howlgalo isdaba joog ah oo ay ka wadeen xeebaha Galmudug.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Maxkamad ku taalla Norway oo xukun adag ku riday ninkii weeraray Masjidka Al-Nuur

Caydiid Ali

Hanti Dhowraha Qaranka oo meel ku sheegay 18-kii Malyan ee Qasnada dowlada laga waayay

Cabdi Cade

Maxaa ka jira in dowlada Qatar taageereyso Mid ka mid ah Musharaxiinta Jubbaland?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---