Allbanaadir.com
NEWS

Al-xusari Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaaliyed iyo Caruurtooda 

WhatsApp: +252634739046
IMO: +252634739046
 
Al-xusari Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .
 
Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.
 
Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca waxbarashada iyo tarbiyadda caruurta.
 
Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –
 
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
 
 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoon
buuxda u leh casharada ay bixinayaan .
 
 Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato.
 
Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :
Whatsapp: +252634739046
Imo: +252634739046
Viber: +252634739046
Skype: Al-xusari Quran Teaching
Gmail: alxusari144@gmail.com

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Farmaajo oo shacabka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan ololaha Isxilqaan (Sawirro)

Caydiid Ali

Dowladda UK oo baabi’isay deymihii ay ku laheyd Dowladda Soomaaliya

Caydiid Ali

DEG DEG: Madaafiic caawa lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Villa Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---