Allbanaadir.com
NEWS

Al-Mustaqiim Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Soomaalida Qurbaha kunool

Bushaaro                  Bushaaro

Waxa loogu bushaaraynayaa bulsho weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan daafaha Caalamka in Mac-hadka barashada Qur’aanka Karimka ah iyo shareecada islaamka ee Al-Mustaqiim Online oo looga bartay aqoon tayo leh diini iyo maadiba iyo maclimiin khibrad iyo waayo aragnimo dheerada u leh casharada ay tabinayaan in uu qaadanayo arday cusub oo bilaw iyo dhexdhexaadba leh.

Maaddoyinka lagu barto mac-hadka Al-Mustaqiim waxa ay kala yihiin

  • Qur’aanka Kariimka ah
  • Higaadda
  • Luuqadda Carabiga
  • Adkaarta iyo Ducooyinka
  • Barashada Salaadda
  • Siirada Rasuulka
  • Xadiiska
  • Tarbiyadda Carruurta

Waqtiyada xiisadaha la dhiganyo ardayga ayaa dooranaya

Wixii Faafaahina la xidhiidh +252634512968

https://wa.me/message/FTYYEHFQJCR4I1

 

 

 

 

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Farmaajo oo ka shaqeenaya Fashilinta shirka Golaha Wadatashiga ee ka socda Muqdisho

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare loo heesto dilka Xaaskiisa oo Maxkamad lasoo taagay

Cabdi Cade

RW Netanyahu: “Maanta, berri & mar walba waa mahadsan yahay Mareykanka”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---