Madaxda shanta dowlad goboleed ee Somalia ayaa goor dhow kulan kale waxaa uu uga furay hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.
Kulankan ayaa daba socda kulan kale oo habeen hore ay iskugu yimaadeen madaxda dowlad goboleedyada, waxaana ma maqan madaxda sare ee DF iyo wakiilada beesha caalamka.
Shirkan ayaa looga hadlaya xaaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo xal u helista caqabadaha hortaagan qabsoomida Shirkii loo balansanaa ee doorashada.
LA SOCO WIXII SOO KORDHA..
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com