Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa wareegto uu goordhaw soo saaray xilka uga qaadey Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan.
Xil ka qaadistan deg dega ah ee lagu sameeyay Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa timid kadib markii Wadahadalo la furay Cabdirashiid Janan Dowlada federaalka Soomaaliya sidoo kale heshiisyo hose la gaareen.
Halkan ka Akhriso Wareegtada xil ka qaadista
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com