Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasiirka Gaashaandhigga Talyaaniga oo Muqdisho ku sugan (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Talyaaniga, Guerrini Lorenzo iyo wafdi uu horkacayo ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho.

Waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan oo uu hor kacayo wasiirka difaaca dalka Xasan Xuseen Xaaji.

Wasiiru dowladaha gaashaandhigga, Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil kale ayaa ku sugnaa garoonka.

Sidoo kale, danjiraha Taliyaaniga ee Soomaaliya ayaa soo dhaweynta ka qeybgalay, iyadoo Wasiirku uu kulamo looga hadlay iskaashiga labada dal la yeelan doono madaxda DF.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda Federaalka oo digniin adag u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed

Cabdi Cade

Maxkamada G/Banaadir oo bilowday dhegeysiga dacwad loo heysto dad ajnabi ah

Caydiid Ali

Erdogan oo dhigiisa Israa’iil u cadeeyay sida uu uga careesan yahay Weerka Masjidka Al-Aqsaa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---