Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddoonka Maxkamada sare ee dalka oo go’aano culus soo saaray (Akhriso)

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Axmed Yuusuf ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19.

Baashe Axmed Yuusuf ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro xaaladaha looga hortagayo Covid-19.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Netanyahu oo kala diray Golihii Wasiirka Dagaalka kaddib is-casilaadii Benny Gantz

Cabdi Cade

Mareykanka & Kenya oo kala saxiixday heshiis ka dhan ah A-Shabaab (Sawirro)

Caydiid Ali

Qoorqoor oo furay kalfadhiga 10aad ee Barlamanka Galmudug (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---