Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Bankiga dhexe ee Somalia oo Ganacsatada ku amray iney qaataan lacagta $50

Bankiga Dhexe, ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray isticmaalka lacagta 50-ka Dollar oo maalmihii ugu dambeysay laga diiday magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah dalka.

Ganacsatada iyo sariflayaasha ayaa ku micneeyey diidmadooda iney suuqa soo galeen lacago 50 ah oo la been abuuray.

War-saxaafadeed ka soo baxay bankiga dhexe ee Somalia ayaa amar lagy siiyey bankiyada iyo ganacsatada inay socodsiiyaan isticmaalka lacagta $-50ka ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BANKIGA DHEXE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Hub ka dhigista ciidankii TPLF oo ka bilaabatay Tigray (Sawirro)

Caydiid Ali

Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo loo qabtay shir arrin muhiim ah looga hadlayay

Cabdi Cade

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqasho kadis ah uga bilaabatay Magaalada Kigali (Daawo Sawirro)

admin
Taboola Ads ---