Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Garowe, waxaana qodobada looga hadlay ka mid ahaa dagaalka degaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.
Kulanka waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas waxaana laga soo saaray War-Saxaafadeed lagu sheegay inuu socon doono dagaalka Tukaraq illaa laga xoreeyo.
War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com