Allbanaadir.com
NEWS

Machadka Al Abrar Quran Online oo Wargalin Muhiim ah u haya Qurbojoogta Soomaaliyeed

Machadka casriga ee Al Abrar Quran Online waxa uu ku wargalinayaa Waalidiinta Soomaaliyeed ee kunool Qurbaha lana jecel ubadkooda in ay bartaan Quraanka iyo Culuumta kale ee Islaamiga in loo hayo fursado waxbarasho oo tayo leh.

Al Abrar Quran Online ayaa kuu diyaariyay hab casri ah oo caruurta iyo adigaba wax la idinku bari karo adinka oo jooga gurigiin aiyo sidoo kale goobtaada shaqada, waxaana wax ku baran doontaan hab Maqal iyo Muuqaal ah.

Machadka waxaa kuugu diyaar ah Macalimiin tayo iyo khibrad badan u leh casharada ay bixinayaan, waxa ayna macalimiinta aqoon u leeyihiin wax fahamsiinta caruurta wax lagu baro habka Onlinka.

Maadooyinka laga baranayo Machadka waxaa kamid ah.

1-Quraanka Kariimka

2-Tafsiir

3-Higaad

4-Carabi

5-Xadiis

6-Caqiido

7-Fiqih

8-Dycooyin.

Waxii Faha faahin ah kala soo xiriir Machadka Numberadan 

WhatsApp 252634043907

IMO 0634705008
Telgaram 0634043907
 Viber 0654043907

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in loo midoobo ka hor tagga wararka been abuurka ah

Cabdi Cade

Shaqo Joojin lagu sameeyay Maareeyaha Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed (Wareegto)

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Xasaasi ah u jeedinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---