Allbanaadir.com
NEWS

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo soo saaray Go’aano cusub (Akhriso)

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aano la xariira xakameynta iyo kahor taga faafitaanka cudurka safmarka ah ee Caronavirus oo mar kale dalka kusii faafayo.

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa lagu faray Dhammaan howlwadeenada garsoorka, ciidamada amniga, qareenada iyo shacabka adeega caddaalada u soo doonta Hay’adaha garsoorka dalka in ay xirtaan Af-saabka (Mask )ayna ilaaliyaan kala fogaanshaha iyagoo isku jirsanaya ugu yaraan labo talaabo.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Gudoomiyaha Maxkamada sare

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Jabuuti oo ku soo biirtay hardanka loogu jiro Gudomiyaha Midowga Afrika

Caydiid Ali

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sabab yaab leh lacagtii ugu jartay iskuulada wax lagu baro dadka arag la’ !!

admin

(Sawirro) Muxuu Cali Guudlaawe kala hadlay Xildhibaannadii lagu doortay Jowhar?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---