Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku canbaareeyeen gaboodfalo ay sheegeen in ay kula kaceen dowlada uu hogaamiyo Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.
Waxa ay sheegeen Musharaxiinta in si sharci daro ah lagu weeraray qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya is hortaagna lagu sameeyay banaan bax nabadeed oo la qorsheeyay.
Golaha Midowga Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha waxa ay ku hanbjabeen in ay sii wadi doonaan banaan baxyada looga soo horjeedo in dalkan uu maamulo diktoori awood adeegsada.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Musharaxiinta
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com