Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharaxiinta oo qoraal xasaasi ah gaarsiiyey Wasaarada amniga DF

Midowga Musharaxiinta xilka madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa sheegay iney qoraal ku saabsan banaanbaxooda jimcaha u gudbiyeen Wasaarada arrimaha gudaha ee Somalia

“Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu qabanayaa bannaanbax nabadeed oo ay ka qeyb galayaan hoggaamiyeyaasha Midowga, kaas oo lagu dalbanayo doorasho heshiis lagu yahay, xor iyo xalaal ah, waqtigeedana ku dhacda.” ayaa lagu yiri qoraal ay soo saareen, golaha oo loo diray Wasaaradda Amniga ee dowladda federaalka.

Hoos ka Daawo Muuqaalka looga hadlayo banaanbaxyada jimcaha iyo in ay y gudbiyeen Wasaarada arrimaha gudaha ee Somalia !!

https://youtu.be/V-euKoEw-PM

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dhalinyaro laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo saakay Muqdisho la keenay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

War Saxaafadeed laga soo saaray Khilaafka Dowlada Dhaxe iyo Maamul goboleedyada (Sawirro)

Cabdi Cade

Xog: Ardayda G/Banaadir Sidee uga badbaadi karaan qorshe halis ah oo ku soo wajahan?

admin
Taboola Ads ---