Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Bayaan ka soo baxay Al-Shabaab: “13 sano ayaanu ku raad joognay Jen. Galaal”

Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saartay weerarkii xalay ka dhacay hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa ku bilawday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lagu dhuftay albaabka hotelka, waxaana ka dib gudaha u galay dagaalyahano hubeysan oo hotelka ka dhex dagaalamayey illaa xalay saqdii dhexe.

Weerarkan ayaa waxaa lagu dilay dad badan oo uu ku jiray Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka tirsanaa saraashii hore ee ciidanka xooogga dalka, halka qaar kale oo baddana ay ku dhaawacmeen.

“Mid kamid ka mid xubnaha ugu muhiimsan ee cadawga looga dilay hawlgalkaas waa Jeneraal Maxamad Nuur Galaal, kaasoo ahaa bartilmaameedka koowaad ee hawlgalkaas” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Al-Shabaab.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA OO DHAMEYSTIRAN.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Milatariga Isra’il oo Gantaalo culus ku garaacay marinka Gaza (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

James Swan oo shaaciyey qorshe cusub iyo Xaalada gobolka Gedo oo kacsan

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse iyo Wasiirro tacsi u tagay Safaaradda Turkiga ee Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---