Maamul goboleedka Galmudug ayaa xiligan wajahaya Xiisad Siyaasadeed iyo Khilaaf xoogan oo ka dhax aloosan Hogaanka ugu sareeya maamulkaasi oo hada u kala qeyb samay labo garab.
Qoraal kasoo baxay Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug Sheekh Shaakir ayaa lagu eedeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaarada Arimaha Gudaha oo ku fashilantay in ay xaliso Khilaafka Galmudug.
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madaxa Xukuumada Galmudug
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com