Allbanaadir.com
MUUQAALONEWSWORLD NEWS

DAAWO TOOS: Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee Maraykanka

Waxaa magaalada Washington D.C ka bilaabatay goor dhow xaflada caleema-saarka madaxweynaha 46-aad ee dalka Mareykanka, Joseph Robinette Biden Jr.

Joe Biden ayaa xafiiska Aqalka Cad kala wareegaya madaxweyne Donald Trump oo magaaladan Washington D.C ka tagay duhurnimada maanta.

HOOS KA DAAWO XAFLADA CALEEMO SAARKA BIDEN IYO HARRIS

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xisbullaah oo War kasoo saartay Geerida Hoggaamiyahooda Xasan Nasrallah

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo kulamo kala duwan la qaatay Wakiillo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Cabdi Cade

Madax ku fashilantay iney isu keenaan Xassan Shiikh & Abiy Ahmed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---