Madaxtooyada Puntland ayaa ka jawaabtay khudbad uu jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku aadan dagaalka ka socda Tukaraq
War saxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in Muuse Biixi Cabdi uu ka leexanayo runtu waxay tahay taasoo ah in uu duulaan qaawan ku soo qaadey Puntland isla amrkaana dhegaha ka fureystey baaqyadii caalamku u jeediyey dhamaantood.
Puntland ayaa ku tilmaantey Muuse Biixi inuu yahay dagaal ooge dhibaato horey ugu geystey shacabkiisa, waxana war-saxaafadeedkan uu u qornaa sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com