Shir ay isugu yimaadeen Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Ganacsiga Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in guddiga si deg deg ah u howl bilaabaan.
Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga shir ay yeesheen ayey uga wada hadleen sidii loo dar dar galin lahaa howlaha shaqo iyo waajibaadka horyaala, waxa ay sidoo kale guddiga kawada hadleen sidii loo dhisi lahaa maamul iyo nidaam hufan ay yeelato Rugta Ganacsiga.
Halkan ka Akhriso Qoraal kasoo baxay Guddiga KMG ee rugta Ganacsiga
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://youtu.be/j-dY8Dirw-0