Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble iyo Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur ayaa hadda waxaa magaalada Muqdisho uga socda shir looga hadlayo hannaanka doorashooyinka.
Wararka ayaa sheegaya in kulankan oo ka socda xafiiska raisul wasaaraha la doonayo in lagu xaliyo tabashooyinka ka jira
Waxaa kulankan dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble oo dhowaan sheegay inuu la fariisanayo cid kasta oo tabasho ka qabta arrimaha doorashada, iyadoo wararku sheegayaanin C/raxmaan C/shakuur uu wakiil ka yahay Musharaxiinta ay isku fekerka yihiin.
La soco wixii soo kordha
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com