Allbanaadir.com
NEWS

Maamulka Puntland oo qaatay Masuuliyadda Dil loo geestay Nadiiro Faysal Shire

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa dhawaan rasaas ay ku fureen dad shacab ah oo ku banaan baxayay magaalada Garawe waxaa ku geeriyootay Nadiiro Faarax Shire oo aheyd gabar 15-sano jir aheyd.

Dilka gabadhan ayaana caro badan ka abuuray gudaha magaalada Garawe, waxaana dood iyo dacwo socotay kadib Wasaarada Amniga Puntland qaadatay masuuliyadda masuuliyadda dilka gabadhaasi iyo xalinteeda.

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayuu ku sheegay in maamulka Puntland qaatay masuuliyadda dilkii ciidamada booliiska u geesteen Nadiiro Faarax Shire .

Halkan ka Akhriso Qoraalka Wasiirka Amniga Puntland soo saaray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi qurbajoogtu aad uga faa’idaysteen oo qaadanaya arday cusub bishan!

Cabdi Cade

NISA oo qabatay sargaal iyo nin kale oo Al Shabaab shaqo weyn u hayay (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan oo sagootiyay Ciidan ka qeyb galaya dagaal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---