Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

(Akhriso) Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo amar culus soo saaray

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdilladiif Muuse Nuure (Sanyare), ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah loo joojiyo doorasho muran dhalisay oo la doonayay in laga qabto Degaanka Wadajir oo ay ku nool yihiin Barakacayaasha Gaalkacyo.

Qoraal uu soo saaray Guddoomiye Sanyare, ayaa lagu amray Guddoomiye ku xigeenka Gaalkacyo iyo Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug, inay joojiyaan Doorashada laga qabanayo Degaanka Wadajir.

Waxaa sidoo kale lagu xusay Qoraalka in Degaanka Wadajir uu yahay mid Istiraatiiji ah, oo uu ka socdo Mashruuc Horumarineed, sidaas darteedna Maamulka loo dhisayo la rabo in loo maro Waddo sax ah, oo aan khilaaf iyo muran laheyn.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Sawirada: Nin Kaligiis kunool dhul cidlo ah Qofkii uu arkanaya dilaya !!!

Cabdi Cade

Booliiska Sacuudiga oo Talaabo ka qaaday Muwaadin Xajka geeyay nin aan Muslim aheyn

Cabdi Cade

Madaxweyne Deni oo Muqdisho ka wada kulamo Siyaasadeed oo xasaasi ah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---