War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay dagaalka saakay dib uga bilowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool in ay soo qaadeen ciidamada maamulka Somaliland.
Puntland ayaa sheegtay in masuuliyada dagaalkan saakay dib uga qarxay deegaanka Tukaraq in ay qaadeyso maamulka Somaliland ay ku eedeeyeen in ay soo qaadeen, Puntland ayaana sheegtay in dagaalkaasi iska difaaceyso.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com