Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Wasiir Maxamuud Xaaji Saalax oo is casilay iyo Sababta is casilaadiisa oo la ogaaday

Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowlad goboleedka Puntland, Maxamuud Xaaji Saalax ayaa is casilay xilkii Wasiirnimo uu hayay, kadib markii khilaaf uu soo kala dhax galay isaga iyo Madaxweyne Deni.

Qoraalka is casilaada uu Wasiir Maxamuud Xaaji u gudbiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayuu ku sheegay in sababaha uu isku casilay ay tahay in isaga iyo Madaxweynaha isku fahmi waayeen shaqada Wasaarada.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa sii xoogeestay khilaaf lagu guul dareestay xalkiisa oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Kaluumeesiga iyo Kheyraadka Puntland, waxa uuna khilaafkan ugu dambeyn keenay in Wasiirka is casilo.

Halkan ka Akhriso Qoraalka is casilaada Wasiirka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddiga Madaxa banaan ee wax ka bedelka dastuurka oo su’aalo ka jawaabay (Sawirro)

Caydiid Ali

Wasiir Maareeye: “Qof kasta oo dhinta dowladu waxay u aqoonsan tahay inuu dilay COVID-19”

Caydiid Ali

Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---