Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay DF faragelin iyo khal-khal amni oo ay ka waddo gobolka Gedo.
War saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in cawaaqib xumada ka dhalata dhibaatada ay DFS ka waddo gobolka Gedo uu masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynaha Somalia.
âSoomaaliya iyo Kenya waxay leeyihiin xuduud dhan 850 KM waxaa la yaab leh in Kenya laga difaacayo 7 KM oo u dhaxeysa Malkaariley iyo Beledxaawoâ ayaa ka mid ahaa qoraalka kasoo baxay maamulka Jubbaland
Hoos ka akhriso qoraalka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com