Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo 5 cisho u qabatay inay dalka ku soo galaan diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.
Qoraal ka ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in maadaama dowladda Federaalka ay ku amartay muddo 7 cisho inay dalka uga baxaan diblomaasiyiinta Kenyanka ay lagama maarmaan tahay shaqaalaha safaarada Soomaalida ee Kenya iney iyana waqtiga ilaaliyaan kuna soo laabtaan dalkooda.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA LOO DIRAY SAFAARADA SOMALIA EE KENYA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com