Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Golaha Musharaxiinta oo si kulul uga hadlay rasaastii lagu furay dibed baxayaasha (Akhriso)

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u cambaareyey rasaastii ay ciidanka dawladda Federaalka ahi ku fureen shacab maanta magaalada Muqdisho ka dhigay dibed baxyo ka dhan ah madaxweyne Farmaajo.

“Golohu wuxuu mas’uuliyada eeddaas dusha ka saarayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Maxamad Cabdullaahi Farmaajo oo ciidanka Gorgor, iyo Haramcad ee ay dawladda Turkiga tababartay u adeegsaday caburinta shacabka mudaaharaadayey” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay musharaxiinta oo shir jaraaid ku qabtay Muqdisho.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo:-Shirkii koobnaa ee Baydhabo sabab ma u noqon karaa Burburka Shirka Muqisho

admin

Duqa Muqdisho oo booqday xarun ay ku mideysan yihiin 127 Dowladood (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Maamulka Hirshabelle oo sidii la filayay Mudo kororsi sameestay iyo Sababta keentay

Cabdi Cade