Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu u diray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudoonka labada Labada aqal ee Baarlamaanka kula socodsiiyay mudo xileedka Baarlamaanka 10-aad .
Qoraalka Xasan Sheekh u diray Madaxda ugu sareysa dowlada Federaalka Soomaaliya ayuu ugu baaqay in ay qaadaan talaabooyin wax ku ool ah oo looga hortagayo in dalku dastuur la’aan noqdo lana jabiyo Dastuurka KMG .
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com