Allbanaadir.com
NEWS

Akhriso Xeerka Qabyo Qoraalka Odayaasha iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya Ergada

Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa soo saaray Habraaca Odayaasha Dhaqanka , Bulshada Rayidka iyo dowlad Goboleedyada usoo xulayaan Ergada dooraneysa Xildhibaanada kamid noqonaya Golaha Shacabka.

Sida ku cad xeerkan Ergada dooraneysa Xildhibaanada waxaa soo xulaya Odayaasha Dhaqanka ,Wakiilada Bulshada Rayidka oo kaashanaya Dowlad goboleedyada deegaanadooda ka dhacayaan Doorashada.

Xeerkan lasoo saaray ayaa waxa aku qoran in kursi kasta Ergada dooraneysa oo gaaraya 101 in ay ku jiraan 31 Dumar ah, waxaa sidoo kale Ergada dadka kamid noqonaya laga doonayaa in ay ku jiraan 20- dhalinyaro ah.

Halkan Riix si aad u AKhriso Xeerkan oo dhameestiran

Qabyo Qoraalka Xeerka Odayaasha Dhaqanka & Bulshada Rayidka 20202021

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Mudo kororsi laga cabsi qabo in Dowlada sameyso

Cabdi Cade

Gudoomiyihii Degmada Howl Wadaag oo xilka laga qaaday iyo Gudoomiye cusub oo la magacaabay

Cabdi Cade

Doorashada Kursi ka banaan Baarlamaanka oo ka socotay Muqdisho oo Foodo kusoo dhamaatay

Cabdi Cade