Allbanaadir.com
NEWS

Musharaxiinta oo Walaac ka muujiyay Xaalad xasilooni daro oo ay abuurtay Villa Somalia

War saxaafadeed kasoo baxay Golaha Midowga Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa walaac xoogan looga muujiyay xaaladaha kasoo cusboonaaday gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweynne.

Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in xaalada xasilooni daro ee ka taagan magaalada Baladweyne ay abuureen Madaxweyne Farmaajo iyo taliska NISA, waxa ayna hogaanka DF ku eedeeyeen in ay kala geenayaan dadka reer Hiiraan halkii la isku keeni lahaa.

Waxa ay ugu baaqeen Musharaxiinta hogaanka Dowlada federaalka Soomaaliya in ay joojiso hagardaameynta shacabka gobolka Hiiraan sidoo kale ay joojiso wax kasta oo fito abuuri kara.

Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Musharaxiinta.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada oo War Saxaafadeed soo saaray (Akhriso)

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxdeed ka dhacaya dalka Turkiga

Cabdi Cade

Madaxweyne Afrikan ah oo ku baaqay in Xildhibaanada dalkiisa laga mamnuuco safarrada Dibadda

Cabdi Cade
Taboola Ads ---