Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa magacaabay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Bakool iyo Ku-xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Gobolka Bakool.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Bakool loogu magacaabay Shiine Macalin Nuurow.
Sidoo kale, Laftagareen ayaa Ku-xigeenka Siyaasadda iyo Amniga gobolka Bakool u magacaabay C/llaahi Aadan Sangar
Hoos ka akhriso wareegtada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com