War qoraal ah oo kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa walaac xoogan looga muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka Soomaaliya.
Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in talaabada ay qaadeyso dowlada waqtigeeda dhamaadka yahay uu dhabar jab ku noqonayo mustaqbalka dadka Soomaaliyeed, waxa ayna xuseen in boobka hanti qaran dowlada ka shaqeeneyso.
Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Musharaxiinta