Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharaxiinta oo si kulul uga hadlay talaabada DF ku ceyrisay danjirihii Kenya (Akhriso)

Golaha Midowga Musharaxiinta u taagan doortashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ku ceyrisay danjirihii Kenya.

Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa walaac looga muujiyay Go’aankii ay qaadatay Xukuumadda ee ku aadan Arrimaha diblomaasiyada.

Musharaxiinta ayaa sheegay in go’aankii dowladda ee hoos loogu dhigay xiriirkii Kenya uu yahay mid aan dan ugu jirin shacabka Soomaaliyeed, loona isticmaalayo olole Doorasho

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayey sidoo kale uga digeen inuu arrimaha siyaasadda arrimaha dibadda ee dalka u adeegsado olole Doorasho, naceyb iyo Cadaawadna ka dhex abuuro Soomaaliya iyo Kenya.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Isbedel laga dareemayo qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Muqdisho (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Taliyaha Xoogga dalka oo hal arrin uga digay ciidanka ku jira xeryaha (Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidanka Badda Talyaaniga oo qabtay daroogo lagu qiimeeyey Bilyan Dollar (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---