Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Raisul Wasaaraha Somalia oo amaro culus ku soo rogay Golihiisa Wasiirada (Akhriso)

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar culus oo ku socda golihiisa Wasiirada.

Qoraal ka soo baxay xafiiska RW oo ku taariikheysan 26-kii bishan ayaa lagu faray wasiirada inaan la bixin karin, lana kireyn karin hanti dowladeed, heshiisyo cusubna la geli karin, iyadoon lala socodsiin raisul Wasaaraha, waxaana la sheegay in go’aankan inuu yahay mid lagu xoojinayo isla xisaabtanka.

Sidoo kale, iyadoo la ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha iyo Geedi socodka hanaanka dowladnimada ayaa wasiirada Xukuumada waxaa laga mamnuucay ineysan xilalka ka qaadin agaasimayaasha Wasaaradahooda.

Hoos ka akhriso qoraalka raisul wasaaraha

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
 

Related posts

Dowlada Mareykanka oo Soomaaliya ka cafisay lacag badan oo deyn ah

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo Xil cusub u magacaabay Agaasimihii Warfaafinta Villa Somalia

Cabdi Cade

Maxkamad ku taalla Maraykanka oo xukun culus ku riday Madaxweyne Trump

Caydiid Ali
Taboola Ads ---