Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Sawirro) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo gebogebo ku dhow

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeeray Dhismaha casriga ah ee Xarunta Madaxtooyada Galmudug loo dhisaayo oo heer gaba-gaba ah maraya.

Mashruucan oo uu madaxweynaha dhagax dhigay horraantii sanadkan ayaa waxaa maalgelintiisa iska kaashanaya Dowladda Galmudug iyo Santuuqa Xasilinta Soomaaliya (SSF).

Madaxweynaha Kuxigeenka dowladda Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha oo uu kormeerkan ku wehlinayey agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada ayaa indha indheeyey xafiisyada iyo qeybaha kala duwan ee Xarunta cusub Madaxtooyada GM. Isagoo ka dhagaystay warbixin injineerada gacanta ku haya dhismaha xaruntaan.

Mashruucn oo ay ku kacayso in kabadan afar(4) milyan oo doollar ayaa lagu wadaa in lasoo afjaro dabayaaqada sanadka 2020.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

R/W Rooble oo maanta bilaabaya la kulanka Musharaxiinta iyo Ujeedka uu ka leeyahay

Cabdi Cade

Xog ku aadan Waxyaabihii ay kawada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo Xasan Sheekh

Cabdi Cade

Mutlaq Al-Qahtani oo maanta la kulmaya qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada

Cabdi Cade
Taboola Ads ---