Musharixiinta uu Shirka uga socdo hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur-galbeed inay dib uga laabtaan magacabida guddiyada doorashooyinka ee ay magacaabeen.
Musharaxiinta oo qoraal ka soo saaray kulankooda ayaa sidoo kale ka dalbaday DF iyo dowlad goboleedyada iney gudiyada doorashada ka saaraan xubnaha Amniga ka tirsan, Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa ku caanka ahaa taageerada Dowladda.
Hoos ka akhriso qoraalka ay soo saareen
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com