Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay Guddi ka kooban 9 -Xildhibaan oo baaritaano ku sameeya saameynta cudurka Covid-19 ku yeeshay Soomaaliya.
Guddiga la magacaabay ayaa soo diyaarin doona Warbixin ku aadan saameynta uu cudurka Covid-19 ku yeeshay Soomaaliya iyo sidii dowlada cudurkan markii uu dalka soo gaaray uga falcelisay.
     Halkan ka Akhriso Guddiga la magacaabay Â