Allbanaadir.com
NEWS

Wasiir iyo Agaasime Guud oo Dagaalamay oo Shaqo joojin lagu sameeyay !!

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne kuxigeenka  Puntland Axmed Karaash ayaa shaqada looga joojiyay Wasiirkii Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi  Cabdirisaaq Jaamac Aadan.

Sida aan Wararka ku helnay Wasiirka Kaluumeesiga Puntland iyo Agaasimaha guud ayaa ku dhax dagaalamay xarunta Wasaarada kadib khilaaf la sheegay in maaliyad ka dhashay oo labada masuul soo kala dhax galay.

Gacan qaadka labadan masuul dhax maray ayaa wararku sheegayaan in Wasiirka kasoo gaartay waxyeelo aan sidaa u badneyn, waxa ayna arintan layaab ku noqotay shaqaalaha Wasaarada iyo madaxda sare ee maamulka Puntland.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada Kenya oo Cunaqabateyn ugu Hanjabtay Dowlada Soomaaliya

Cabdi Cade

Eng. Yariisow oo balan-qaad u sameeyey Adeegga gurmadka deg deg ah ee ambalaasta

Caydiid Ali

Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Turkiga oo uu ku xanuunsanaa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---