Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ee Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay ayaa digniin loogu diray shaqaalaha rayidka ee doonaya in ay isku soo sharaxaan xilalka siyaasadeed sida Xildhibaanimo iyo xilal kale.
Waxaa sidoo kale fariin loogu diray qoraalkan xubnaha kamidka ahaa shaqaalaha rayidka ah ee qabtay jagooyinka siyaasadeed sida kuwa kamid noqday Golaha Wasiirada in ay soo gudbiyaan in shaqo kale heleen si aysan u dhicin firaaqo shaqo.
Halkan ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com