Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DEG DEG: Joe Biden oo loo doortay Madaxweynaha 46aad ee Maraykanka

Musharaxii Xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden ayaa lagu dhawaaqay inuu noqday Madaxweynaha 46aad ee Maraykanka ka dib markii u ku guuleystay doorashadii ka dhacday Maraykanka.

Natiijadii ugu dambeysay ee tirinta codadka ayaa muujineysa in Biden uu helay codadkii uu u baahnaa si uu u noqdo Madaxweynaha Maraykanka.

Biden ayaa ku guuleystay codadkii laga dhiibtay Gobolka Pennsylvania oo natiijadooda la shaaciyey isagoo helay 273 codadka loo yaqaano Electro Coleggem isagoo u baahnaa 270, sida ay baahiyeen Telefishinada CBS iyo CNN.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qarax ka dhacay New York iyo Ninkii ka dambeeyay oo la qabtay (Daawo Sawirada)

admin

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ballanqaad ka helay Safiirka dowladda Qatar (Sawirro)

Cabdi Cade

Milateriga Sudan oo xirxiray xubno ka tirsan Qoyska Cumar Xasan Al-Bashiir

Caydiid Ali
Taboola Ads ---