Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa maanta isugu yimid shir deg deg ah ay uga arinsanayeen dagaalka kasoo cusboonaaday Deekaanka Tukaraq, waxaana shirkan shir gudoominayay Madaxwene Cabdiweli Gaas.
War Saxaafadeed laga soo saaray shirka Wasiirada Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland u diyaar garoobeyso dagaal Waqti dheer soconaya oo lagu difaacayo dadka iyo deegaanada Puntland.
Halkan ka Akhriso Warsaaxafdeedka kasoo baxay Shirka Wasiirada PuntlandÂ
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com